Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Jen. Yuusuf Axmed Kheyr


Barnaamijkan wuxuu wasiirka amniga ee Puntland uu kaga hadli doonaa xaaladaha ammaanka Puntland iyo arrimo kale.

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah wasiirka amniga ee maamul goboleedka Puntalnd Jeneraal Yuusuf Axmed Kheyr.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa barnaamijkan inoo soo diyaarisay.

XS
SM
MD
LG