Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Mikrafoonka: Dr Cali Ciise Cabdi


Dr. Cali Ciise
Dr. Cali Ciise

Toddobadkan waxaa marti ku ah barnaamijkan Dr. Cali Ciise oo ah madaxa Machadka dhaqaalaha iyo siyaasadda bulshada ee geeska Afrika (HESPI)

Barnaamijka Martida Mikrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Cali Ciise oo ah madaxa Machadka dhaqaalaha iyo siyaasadda bulshada ee geeska Afrika (HESPI) oo xaruntiisu tahay magaalada Addis Ababa.

Dr. Waa dhaqaale yahan ka soo shaqeeyay hay'adda lacagta Aduunka ee IMF, wuxuuna barnaamijkan uga hadlayaa qaabka ay u shaqeyso hay'adda IMF iyo waliba xaaladda dhaqaalaha Somalia.

XS
SM
MD
LG