Bilihii ugu dambeeyay waxaa ka jiray amaan xumo meelo ka mid ah dhulka uu ka taliyo maamul Goboleedka Puntland, waxaana amni xumada ka jirta eedeeda loo tirinayay kooxo la sheegay ineey yihiin argagixiso iyo falal salka ku hayay aargudasho qabiil.
Hadaba Barnaamijka Martida oo todobaadkan aanu eegeeyno siyaasadaha iyo amaanka Puntland waxaa Marti ku ah Wasiirkii hore ee Amaanka ee Puntland General Cabdulahi Saciid Samatar oo ku sugan magaalada London.
barnaamijka halkan hoose ka dhageeyso