Isku xirrada

Mareykanka oo Tabar u soo Xiray Ciidamo Soomaali Ah


Tababarayaal Maraykan ah oo ka tirsan guutada 101 Airbone Division ayaa dhawaan markii ugu horreysay tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan dowladda Somalia.

Tababarkan ayaa qeyb ka ah dadaal uu Maraykanka ku doonayo in ciidamada Soomaaliya looga caawiyo dagaalka ka dhanka ah kooxaha mintidiinta.

Warixintan waxaa inoo haya Cabdixakiim Shirwac.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG