Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Real Madrid iyo Milan oo guulo ka gaaray kulamadii UCL


FBL-EUR-C1-REAL MADRID-CHELSEA
FBL-EUR-C1-REAL MADRID-CHELSEA

Kooxda heysata koobka loo tartamayo ee Champions League ee Real Madrid ayaa 2-0 ku sagootisay kooxda daalaa dhaceysa ee Chelsea, iyada oo Karim Benzema iyo Marco Asensio oo bedel ku soo galay ciyaarta ay kala dhaliyeen goolasha Madrid.

Kooxda AC Milan ayaa iyana u muuqata inay 16 sano kadib ka soo gudbi karta Semi-finalka koobkan, kadib markii ay guul 1-0 ah ku dhifatay kooxda Napoli.

Wariyaha VOA-da Mahad warbixintan ku eegaya ciyaarihii xalay.

XS
SM
MD
LG