Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir uga qeyb-galaya Nairobi

Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Nairobi, halkaasi oo uu kaga qaybgalayo shirka Qaramada Midoobay ee degaanka oo toddobaadkan halkaasi ka socda.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynuhu uu ka hadli doono caqabadaha dhinaca cimilada iyo qalalaasaha bani’aadannimo ka dhashay ee Soomaaliya haysta, iyo weliba caqabadaha hortaagan dhinaca nabadda iyo xasilloonida.

Madaxda Qaramada Midoobay iyo wakiillada kale ee ka qaybgalaya shirka ayaa ka walaacsan dhibaatooyinka sii kordhaya ee dhanka cimilada iyo wasakhowga hawada ee caalamka, arrintaasoo ay xal u raadinayaan.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Wararkii ugu dambeeyey shirka Golaha Deegaanka QM ee ka socda Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG