Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuu u tegayo Addis-Ababa


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud, oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Kismayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa sheegay inuu Addis Ababa u tagayo saddex shir oo kala duwan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shirarkaas oo ah Midowga Afrika, Urur Goboleedka IGAD iyo EAC ay leeyihiin uu mid walba geyn doono mowqifka Soomaaliya ee heshiiskii bilowgii bishii hore ay Ethiopia la gashay Somaliland.

Warkan iyo shirkaasi jaraa’id oo ku wehliyay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe waxaa warbixintan nooga soo diray wariyaha VOA-da Aaden Maxamed Salaad.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuu u tegayo Addis-Ababa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG