Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Muqdisho


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka wada kulamo uu la yeelanayo hoggaamiyeyaasha Soomaalida iyo qeybaha kale ee bulshada.

Madaxweyne Xasan ayaa Villa Somalia maanta kula kulmay madaxweynaha xilka kasii degaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxa uu sidoo kale la kulmay madaxda maamul goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa Muqdisho inooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:58 0:00

XS
SM
MD
LG