Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia daris wanaag iyo inay masaalixdooda ka wada shaqeeyaan.
Madaxweynaha ayaa baaqan jeediyey isaga oo ka hadlay heshiiskii is-afgardka badda ee Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia uu la gaaray Madaxweynaha Somaliland horraantii bishii lasoo dhaafay.
Dowladda Soomaaliya ayaa is-afgaradkaas ku tilmaamtay inuu xadgudub ku yahay madax-banaanida, qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Samakaab.
Madal