War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ka mamnuucay hubka iyo gaadiidka dagaal

Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mamnuucay in magaalada Muqdisho lagu dhex wato hub culus iyo gaadiidka dagaalka, oo ay inta badan isticmaalaan siyaasiyiinta, madaxda dowladda iyo saraakiisha ciidamada.

Madaxweynaha ayaa hadal uu ka jeediyay Masjid ku yaalla madaxtooyada waxa uu ku sheegay in ciddii amaradaasi jebisaa lala xisaabtami doono.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan soo diray.

Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ka mamnuucay hubka iyo gaadiidka dagaal

No media source currently available

XS
SM
MD
LG