Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay khudbadii Jimcaha ee Masjidka Madaxtooyada, ayaa ku dheeraaday arrimaha wax ka bedelka iyo dhaqan gelinta dastuurka Soomaaliya.
Wariyaha VOA-da Cabdulqadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan soo diray.
Madal