Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo ciidanka ku eedeeyey inay fududeeyaan qaraxyada


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay saameynta xooggan ee uu musuq-maasuqa ku hayo amniga caasimadda dalka ee Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku dhaliilay saraakiisha amniga iyo askartaba in ay qaarkood fududeeyaan qaraxyada ka dhaca magaalada.

Hadalka madaxweynaha oo abuuray saameyn xooggan ayaa waxaa hadda si weyn u hadal haya shacabka ku nool dalka, sida uu warbixintaan kusoo direy weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Madaxweyne Xasan oo ciidanka ku eedeeyey inay fududeeyaan qaraxyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00

XS
SM
MD
LG