Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sheegey in dhulka Soomaaliya aanan lagu bedelan karin dano gaaban.
Madaxweynaha ayaa hadalkan salaaddii Jimcaha kadib ka jeediyey Masaajidka Madaxtooyada.
Wariyaheena Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan Muqdisho kasoo direy.
Madal