Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay xaaladda Laascaanood


Muuse Biixi

Xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maalmahan cakirnayd kadib markii ay ka dhaceen qulqulatooyin uu dhiig ku daatay.

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatay illaa 50 kalena way ku dhaawacmeen maalmihii lasoo dhaafay kadib markii ay ciidanku fureen rasaas sida ay sheegeen dadka magaalada Laascaanood.

Waxaa haddaba maanta xaaladda magaalada Laascaanood ka hadlay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Warbixintan waxaa Hargaysa inooga soo dirtay Sagal Mustafe Xasan Nuur.

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay xaaladda Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:55 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG