Hargeysa —
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo dhaweeyey natiijadii dooraahadii madaxweyne iyo xisbiyada ee dhacday 13-kii biahan November, taasi ee looga adkaaday.
Guddiga doorashada Somaliland ayaa shalay shaaciyey in doorashada uu ku guuleystay musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Cirro”.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal