Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Lafta-gareen oo ka hadlay xiisadda Itoobiya


Lafta-gareen
Lafta-gareen

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka hadlay xiisaddii siyaasadeed ee ka dhalatay taageeridii ay qaar ka mid ah shacabka Bakool u muujiyeen ciidanka Itoobiya.

Laftagareen ayaa ayaa sheegay in Koonfur Galbeed aysan cidna marti ugu ahayn dowladnimada Soomaaliya.

Warbixintan waxaa magaalada Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxmed Catoosh.

Madaxweyne Lafta-gareen oo ka hadlay xiisadda Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG