Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Geelle oo teleefon kula hadlay madaxweyne Xasan Sheekh


Ismaaciil Cumar Geelle
Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle oo maanta khadka teloofonka kula hadley Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u gudbiyey hambalyada doorashada uu ku so baxay isagoo u rajeeyey inu ku guuleysto hawlihiisa.

Xasan Sheekh ayaa mar kale shalay loo doortay madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu kusoo baxay doorasho ay ka qeyb qaateen 34 musharax.

Warbixintan waxaa Jabuuti kasoo diray Ramadaan Muuse.

Madaxweyne Geelle oo teleefon kula hadlay madaxweyne Xasan Sheekh
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00

XS
SM
MD
LG