Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Deni oo mashruucyo horumarin kaga dhowaaqay Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa xalay magaaladda Boosaaso ku qabtay kulan uu isugu yeeray bulshadda magaaladaas.

Kulankaas ayaa loogu soo bandhigay barnaamij la xiriira horumarka magaaladda Boosaaso, oo uu madaxweynuhu sheegay in laga hirgelin doono dhismaha waddooyin laamiyo ah oo tiradoodu gaareyso 19 jid.

Madaxweyne Deni ayaa munaasabaddaas kaga hadlay arrimo la xiriira xaaladda magaalada Laascaanood.

Weriyaha VOA Fadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay Boosaaso.

Madaxweyne Deni oo mashruucyo horumarin kaga dhowaaqay Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG