Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Yemen oo Xilka ka Degaya

Yemen protest
Yemen protest

Madaxweyne Cali Cabdalla Saalix ayaa sheegay inuu xilka ka degayo dhamaandka xiligiisa oo ah 2013ka, wiilkiisana uuna ku wareejin doonin

Hadal uu maanta jeediyey ayuu Madaxweyne Cali Cabdalla Saalix ku sheegay inuu xilka ka degayo dhamaandka xiligiisa oo ah 2013ka, isla markaasna uuna wiilkiisana ku wareejin doonin.

This item is part of
XS
SM
MD
LG