Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay xaaladda Laascaanood


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Xaalada Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta degenayd inkastoo dhaqdhaqaaqii iyo ganacsigii uu weli xiranyahay.

Xaalad magaalada ayaa cakirantay shalay kadib markii ay ka dhaceen banaanbaxyo looga soo horjeeday dilal ka dhacay magaalada. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa isna ka hadlay dhacdadaas.

Warbixintan waxaa Laascaanood ka soo diray Cabdikariim Cabdullahi Bile Olol.

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay xaaladda Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

XS
SM
MD
LG