Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo xilka la wareegay


Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro iyo Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa loo dhaariyey xilka hogaaminta Somaliland shanta sano ee soo socota.

Waxay xaflad maanta ka dhacday Hargeysa xilka kala wareegaan madaxweynihii hore ee Somaliland Muese Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisii Cabdiraxman Cabdillaahi Saylici.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo xilka la wareegay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

Dhinaca kale xafladda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin matalayay dalal ay ka mid yihiin Ethopia, Kenya, Imaraatka Carabta, safiiro iyo diblamaaysiyiin ay ka mid yihiin safiiradda Maraykanka iyo Ingiriiska, iyo sidoo kale marti sharaf kale.

Khadar Maxamed Cakuulle ayaa qaar ka mid ah la hadlay.

Qaar ka mid ah dadkii ka qeyb-galay xafladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG