Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxtooyada Somaliland oo baaq u dirtay madax-dhaqameedka Sool


La-taliyaha madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa ugu baaqay madaxda dhaqanka ee Gobolka Sool inay nabadda qaataan, islamarkaana dhibaatada ka jirta magaalada Laascaanood lagu dhameeyo miiska wada hadalka.

Hadalka waran cade ayaa ka danbeeyey iyadoo shalay uu mar kale dagaal ka qarxay magaalada Laascanood, oo xiisad ay ka taagneyd labadii toddobaad ee tegay.

Warkan waxa Hargeysa kasoo siray Khadar Maxamed Cakule.

Madaxtooyada Somaliland oo baaq u dirtay madax-dhaqameedka Sool
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG