Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Federaalka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Garoowe


Xamza
Xamza

Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hamza Cabdi Barre ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan magaalada Garowe, iyaga oo dhinaca kale soo jeediyay in kala aragti duwanaanta keentay gacan ka hadalka lagu dhameeyo miiska wadahadalka.

Dhinaca kale, waxay Bulshada rayidka ah, Odayaasha dhaqanka iyo samadoonka deegaanka ugu baaqeen in ay qeyb ka noqdaan xalka colaaddaas.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixinta arrintaan ku saabsan noo soo diray.

Madaxda dowladda Federalka oo ku baaqay in joojinta dagaalka Garoowem4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG