Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda dowladda federaalka oo ka hadlay fatahaadaha


Xasan Sheekh iyo Xamza
Xasan Sheekh iyo Xamza

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay faahfaahin ka bixiyay heerka ay la’egatahay dhibaatada ka dhalatay musiibada fatahaadda ee ku dhufatay Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in daadadka ay gaysteen khasaare xoog leh oo naf iyo maalba isugu jira.

Dhinaca kale, Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa isagana magaalada Kismaayo ka sheegay in goor dhow magaalada Muqdisho ay soo gaari doonaan maraakiib sidda gargaar bani’aadannimo oo xoog leh oo loogu talogalay dadka ay masiibada saamaysay.

Cabdulqaadir Samaakab oo isku soo uruuriyay hadallada madaxda ugu sarreysa Soomaaliya ayaa warbixintaan nooga diyaariyay.

Madaxda dowladda federaalka oo ka hadlay fatahaadaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG