Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mas'uuliyiin Sare Oo Gaaray Boosaaso


Boosaaso, Bossaso
Boosaaso, Bossaso

Xubnaha maanta gaaray Boosaaso ayaa waxaa ka mid ah ra’iisul wasaareyaashii hore ee Soomaalida Cali Maxamed Geedi iyo Cabdi Weli Sheekh.

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas, qaar ka mid Ra’isul wasaarayaashii hore ee Somalia iyo madax ka socotay dowladda Somalia ayaa maanta gaaray magaalada Bossaaso.

Xubnaha maanta gaaray Boosaaso ayaa waxaa ka mid ah ra’iisul wasaareyaashii hore ee Soomaalida Cali Maxamed Geedi iyo Cabdi Weli Sheekh Axmed.

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas oo saxaafadda la hadlay ayaa sheeagy inay Boosaaso u joogaan furitaanka garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso oo la furayo sideedda bishan.

Xubnahan ayaa ka hor furitaanka garoonka diyaaradaha Boosaaso ka qeyb-gali doona furitaanka mashaariic kale oo dhowr ah oo laga hir-geliyey magaalada.

Wariyeheenna Magaalada Bossaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan noo soo dirtay.

Madax gaartay Boosaaso
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00

XS
SM
MD
LG