Muqdisho —
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan marti ku ah Anfac Aadan Cabdi oo ah gabar suxufiyad ah oo ku sugan Muqdisho, xubinna ka ah ururka SJS ee u dooda xuquuqda suxufiyiinta. Waxaa wareystay Harun Macruuf.
Madal