Baydhaba —
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu ku saabsan yahay xaaladaha ay ku shaqeeyaan gabdhaha suxufiyiinta ah ee deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Madal