Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Haweenka: 200 oo haween oo ganacsiyo loogu maal-geliyey Kismaayo

Madasha Haweenka
Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waa qayb labaad oo ku saabsan haweenka Soomaaliyeed ee ku nool maamulka Jubaland, oo illaa 200 oo ka mid ah maal-gelin ganacsi loogu sameeyey magaalada Kismaayo kadib markii ay qaateen tababaro.

Waxaa soo jeedinaya Aadan Maxamed Salaad.

Madasha Haweenka: 200 oo haween oo ganacsiyo loogu maal-geliyey Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:20 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG