Jabuuti —
Magaalada Jabuuti waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey madasha aragti-wadaagga ee Machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay halkaasi ka socotay.
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah u soo xiray.
Warbixintan waxaa gabagabada shirkaas inooga soo diray weriyahayaga Ramadaan Muuse.