Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macallimiinta Awdal oo cabasho ka muujiyey imtixaan 'dib loo dhigay'


Boorama
Boorama

Macallimiin ku sugan gobolka Awdal ayaa cabasho ka muujiyey imtixaan ay sheegeen in dib loo dhigay, kaas oo ay qaadaysay wasaaradda waxbarashada ee Somaliland.

Imtixaankan ayay sheegeen in qorshihiisu ahaa in laga qaado macallimiinta cusub, hase ahaatee haatan dib loo dhigay wakhti dambe oo aan la cayimin. Arrintan ayaa caqabad ku noqotay macallimiinta ka yimi deegaanada durugsan.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good.

Macallimiinta Awdal oo cabasho ka muujiyey imtixaan 'dib loo dhigay'
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG