Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maayarada 6 magaalo oo Soomaaliya ah oo la isugu keenay Nairobi


Nairobi
Nairobi

Madashada isku keenidda maayarada 6 magaalo oo ka mid ah maamullada ka jira Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Kulankan ayaa la isku weydaarsanayaa xogo iyo macluumaad ku saabsan horumarinta magaalooyinka Muqdisho, Garoowe, Kismaayo, Baydhaba, Dhuusamareeb iyo Beladweyne.

Haddaba wariyaha VOA Intisaar Saalax Xuseen ayaa ka wareysatay Maxamed Nuur Cadde oo ah maamulaha mashruucaan, wuxuuna ugu horeyn faahfaahin ka bixiyay waxa ay tahay madashaan.

Maayarada 6 magaalo oo Soomaaliya ah oo la isugu keenay Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00

XS
SM
MD
LG