Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Sh/Dhexe oo ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah burcadda isbaarooyinka


Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo taliska boliska HirShabeelle ayaa go’aamiyay dagaal xoog leh oo lagu qaadayo kooxaha burcadda ee isbaarada dhigata qeybo ka mid ah gobalka Shabeellaha Dhexe.

Isbaarooyinkan ayaa lacago baad ah looga qaataa dadweynaha iyo gaadiidka isticmaala waddooyinka, oo qaarkood ay ku jiraan waddooyinka gobolka ku xira Muqdisho.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan soo diray.

Maamulka Sh/Dhexe oo ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah burcadda isbaarooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00


XS
SM
MD
LG