Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka magaalada Berbera oo la wareegay 60 iskuul


Berbera
Berbera

Maamulka Dowladda Hoose ee Magaalada Berbera ayaa la wareegay ku dhawaad 60 dugsi oo isugu jira hoose iyo dhexe.

Arrintan ayaa ka danbeysay kaddib markii ay Dowladda Somaliland soo saartay xeer hadafkiisu yahay in sare loo qaado tayada tacliinta aas-aasiga ah.

Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Khadar Maxamed Cakulle.

Maamulka magaalada Berbera oo la wareegay 60 iskuul
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00

XS
SM
MD
LG