Maamul Gobaleedka Hirshabelle ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray iska horimaadkii shalay ka dhacay magaalada Baledweyne kaas oo u dhaxeyay ciidamada Maamulka Hirshabeelle iyo ciidamo ka amar qaata maamul la magac baxay Hiiraan State.
Warkan eaxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xassan Dhaqane.
Madal