Muqdisho —
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ku socota ganacsatada ku nool caasimadda Soomaaliya inta lagu guda jiro bisha Ramadaan.
Waxa uu sidoo kale maamulku uu digniin u jeediyay dadka ka ganacsada darooga, kuwaas oo uu sheegay in laga qaadi doono tallaabo adag oo xagga sharciga ah.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.
Madal