Maamulka gobolka Gedo iyo degmada Luuq ayaa soo saaray digniino ku socda dad shacab oo ay sheegeen inay dacwadahooda la aadaan meelaha ay gobolka kaga sugan yihiin maleeshiyada ururka al-Shabaab.
Maamulka ayaa digniintan soo saaray, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay soo xoogeysanayeen wararka la xiriira dacwadaha shacabka ee ay khaadiyada al-Shabab qaadaan ee gobolka Gedo.
Warbixintan waxaa Kismayo ka soo diray wariyaha VOAda Aaden Maxamed Salaad.
Madal