Muqdisho —
Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir ayaa ballanqaaday inay la dagaalamayaan dadka ka ganacsada maandooriyayaasha kadib hawlgal ay ka sameeyeen Muqdisho iyo nawaaxigeeda.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Madaale ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiinta xalay hor kacaysay hawlgalka ay sameeyeen ciidamada amniga.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.