Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Baardheere oo sheegay in dad loo qabtay weerarkii shalay


Weerarka Baardheere
Weerarka Baardheere

Maamulka degmada Baardheere ayaa shegay inay dagmadaasi ka billaabeen howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka dagmada kadib qaraxii shalay Al-Shabaab ay ku weerareen.

Maamulka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dad lagu eedeeynayo in ay ka dambeyeen weerarkaasi iyagoo sheegay in qaraxaii shalay uu saameyn xooggan ku yeeshay bulshada degmada gaar ahaan isbitaalka oo ay sheegeen inuu burburay.

Guddoomiyaha degmada Bardheere Maxamed Wali Yuusuf Qorrax, oo wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad qadka ku wareestay, ayaa faah-faahin ka bixiyey saameynta qaraxii shalay uu ku yeeshay Bulshada degmada Bardheere ee Gobolka Godo.

Maamulka Baardheere oo sheegay in dad loo qabtay weerarkii shalay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

XS
SM
MD
LG