Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta caafimaadka adduunka oo laga xusay Muqdisho


Toddobada bisha April, sanad kasta waxa dunida laga xusaa maalinta caafimaadka adduunka. Waxaa la qabtaa munaasabado la isku baraarujinayo horumarinta caafimaadka.

Wariyaha VOAda Cabdicasiis Baarow ayaa warbixin uu maalintan ku eegayo kasoo diray magaalada Muqdisho.

Maalinta caafimaadka adduunka oo laga xusay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

XS
SM
MD
LG