Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka jira in diyaarad ku duushay magaca Somali Airlines ay ka degtay Israa'iil?


Mogadishu Airport
Mogadishu Airport

Warar lagu baahiyey baraha bulshada maanta ayaa sheegayey in diyaarad magaca Somali Airlines ay ku degtay garoonka Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv ee dalka Israel xalay.

VOA-da ayaa la xiriirtay mulkiilaha diyaaraddaasi Xaaji Ibraahim Nuur Hilowle oo beeniyey inay diyaaraddu ku socotay magaca Somalil Airlines, hase yeeshee waxa uu xaqiijiyey inay diyaaraddu ka diiwaangashan tahay dalka Kenya ay rakaab u qaaday Israel. Soomaaliya iyo Israa’iil ma laha xiriir diblomaasiyadeed.

Xaaji Ibraahim Nuur Hilowle ayaa Haaruun Macruuf uga warramay sida diyaaraddiisu ku tagtay Israel.

Maxaa ka jira in diyaarad ku duushay magaca Somali Airlines ay degtay Israel?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

XS
SM
MD
LG