Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lix ka mid ah askarta daraawiishta Puntland oo shil ku geeriyooday


Ciidamada Puntland
Ciidamada Puntland

Lix askari ayaa dhimatay shan kalena waa dhaawacantay kadib markii ay shil galeen maanta kolonyo ka tirsan ciidamo daraawiish Puntland ka tirsan oo ka tegay magaalada Boosaaso kuna sii jeeday Garoowe.

Ciidamada shilka galay oo ka tirsan Ururka Afraad ee Dayax ee ciidamada Daraawiishta Puntland, ayaa Boosaaso la yimi madaxweynaha Puntland oo ay illaaladiisa xoojinayeen kana shaqeynayeen ammaanka doorashadii 16ka kursi ee ka dhacday Boosaaso.

XS
SM
MD
LG