Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laftagareen oo ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya ra'iisul wasaare Rooble


Laftagareen

Magaalada Baydhaba ee Xarunta gobolka Bay waxaa maanta kullan ku yeeshay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo xildhibaanada laga soo doortay gobolka ee baarlamanka Federalka.

Kullankan ayaa kusoo beegmaya iyadoo Maalmihii u dambeeyay uu jiray khilaaf ka dhex oognaa xafiiska guddiga doorashada iyo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo halkaas ka hadlay ayaa dhaleeceeyey guddiga doorashada iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooblee.

Wariyaha VOA-da uga soo warama gobolka Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Laftagareen oo ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya ra'iisul wasaare Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG