Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lafoole: 18 Qof oo ku Dhintay Qarax Baabuur


Qarax Baabuur
Qarax Baabuur

Ugu yaraan 18 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay kadib markii qarax miino uu haleelay baabuur ay saarnaayeen oo marayey agagaarka Lafoole ee jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye.

Mas'uuliyiinta degmada Afgooye ayaa sheegay in baska qaraxa uu haleelay ay la socdeen dad ka badan 18 qof, dhammaantoodna ay ku dhinteen qaraxa.

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas'uuliyadda qaraxan, inkastoo Al-Shabab ay beegsadaan ciidanka dawladda, AMISOM iyo bartilmaameedyada rayidka intaba.

Zaynab Abuukar ayaa warbixintan kasoo dirtay Muqdisho

Qarax ka dhacay Lafoole
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:48 0:00

XS
SM
MD
LG