Muqdisho —
Toddobaadkan waxaa laba sano ku beegan oo ay kasoo wareegtay markii la doortey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo xilka madaxtinnimada Soomaaliya mar labaad loo doortey, isagoo baddalay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Haddaba Laba sano kadib, maxaa u qabsoomey, maxaase laga fili karaa dowladdan labada sano ee soo socota?
Su'aalahaas iyo kuwa kale ayuu Jamaal Axmed Cismaan hordhigey Maxamed Xaadir Nuurre oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha amniga iyo siyaasada, kuna sugan Muqdisho.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal