Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laascaanood: Rag lagu eedeeyay dil oo gacanta lagu dhigay

Laascaanood
Laascaanood

Taliska SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyey dil ka dhacay magaalada Laascaanood, iyaga oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen eedaysanayaasha dilka u geystay, mid ka mida dhalinyarada ka shaqeeya goobaha shidaalka lagu iibiyo.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Cabdikariin Olol.

Warbixinta dilka Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG