Muqdisho —
Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow oo ah la-taliyaha arrimmaha dastuurka ee madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda magaalada Garoowe ee u dhaxeeya ciidamada Puntlaand iyo ciidan taabacsan mucaaradka.
Dr. Baadiyow ayaa sheegay in doodaha la xariira dastuurka, oo dagaalka uu salka ku hayo, ay tahay wax laga wada hadli karo.
Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cadbdulle ayaa khadka teleefonka ku wareystey Dr. Baadiyow.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal