Isku xirrada

War Deg-Deg ah

La qabsiga nolosha Muqdisho oo ay ku adkaatay barakacayaasha

Muqdisho
Muqdisho

La qabsiga nolosha Muqdisho ayaa ku adkaatay waqtigan qoysas barakacayaal ah, kuwaas oo 4 bilood ka hor qaar ka mid ah gobollada dalka uga soo barakacay daadadkii El Nino ee ku dhuftay Soomaaliya.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

La qabsiga nolosha Muqdisho oo ay ku adkaatay barakacayaasha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG