Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay saddex magaalo


Doorashada golaha shacabka ee Somaliland

Soomaaliya waxaa weli ka socota doorashada xubnaha Golaha Shacabka, ayada oo 8 maalin oo kaliya ay ka hartay waqtigii ay beesha caalamka taageertay in lagu soo geba-gebeeyo.

Ilaa iyo hadda waxaa la buuxiyay ku dhawaad 150 ka mid ah 275 kursi ee Golaha Shacabka.

Maanta waxay doorasho ka kala dhacday saddex magaalo oo kale ah Muqdisho, Dhuusomareeb, iyo magaalada Baraawe oo ah deegaan doorashada labaad ee maamulka Koonfur galbeed.

Weriyayaasha VOA Seynab Abuukar Maxamed, Mukhtaar Maxamed Catoosh iyo Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixinadan kasoo kala diray Muqdisho, Baraawe iyo Dhuusamareeb.

Warbixinta doorashada Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00
Warbixinta doorashada Baraawe
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00
Warbixinta doorashada Dhuusamareeb
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG