Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa Maxamed Xuseen Afaraale oo Muqdisho ku geeriyooday?


Afaraale
Afaraale

Allah ha u naxariistee waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan hore Maxamed Xuseen Isxaaq Afaraale oo inka badan 18 sano ahaa xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Geeerida xildhibaanka waxaa warbxintan kasoo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

kumuu ahaa xildhibaan afaraale oo muqidho ku geeriyooday.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG