Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa General Jaamac Maxamed Qaalib oo xalay Jabuuti ku geeriyooday?


General Jaamac Maxamed Qaalib
General Jaamac Maxamed Qaalib

Allah ha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday dalka Djibouti Gen. Jaamac Maxamed Qaalib oo ka mid ahaa ciidanka Soomaaliya, sidoo kalana mar noqday Taliyihii Booliska Soomaaliya.

Marxuumka waxaa sidoo kale uu wasiir kasoo noqday dhowr wasaaradood, mudooyinkii dambana waxaa uu ahaa macalin wax ka dhiga qaar kamid ah Jaamacadaha Magaalada Muqdisho.

Hadaba Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefanka ee Djbouti kula xiriiray Ridwaan Xirsi Maxamed, Ra'iiusl Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, marxuumkana ay qaraabo ahaayeen, waxana uu ugu horreyn VOA-da u xaqiijiyay geerida Marxuumka.

Kumuu ahaa Generaal Jaamac Maxamed Qaalib oo xalay geeriyooday?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00
XS
SM
MD
LG